Daawo Madaxweynaha Hirshabeelle oo eedeeyey DFS una hanjabay

23 April (Puntlandes) Madaxweyne Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo si xoogan u eedeeyey DFS ayaa yir.“Waxaan Sharci eheyn Cidna nagulama dhaqmi karto, Waan ogahay shaqsiyaad daneynaya oo dhahaya ma dhaceyso oo suuqyada ku hayo Ceelmacaan in la furaa ma dhaceyso Garoonka Jowhar iyo cisaley in Badeeco ka soo dagtaa ma dhici karto, shaqsiyaad raba in ay ku owr kacsadaan dano ay leeyihiin Mas’uuliyiina sheeganaya waa ay jiraan, Laakiin xaqiiqda waxay tahay dalku Dastuur ayuu leeyahay dastuurka ayayna tahay in lagu dhaqmaa”
234-9c7
Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author