Daawo sawirrada Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating oo shirara ku saabsan shirla London ku qabtay Muqdisho
29 April (Puntlandes) Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa waxa uu Muqdisho kula yeeshay madaxda maamulada bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya iyo madax ka tirsan DF Soomaaliya, isagoo kala hadlayey u diyaar garowga shirla London.
Madaxda maamulada uu la kulmay ayaa waxay kala yihiin madxweynaha maamulka KGS mudane Shariif, madxweynaha maamulka Hirshabeelle mudane C/laahi Cosoble, madaxweyne kuxigeenada maamulada Galmudug iyo Jubaland. Wuxuu kaloo la kulmay mr Keating wakiilo ka socda Beesha Caalamka iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya.
Daawo sawirrada Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating oo shirara ku saabsan shirla London ku qabtay Muqdisho
Puntlandes.com