Akhriso: Hab dhismeedka Amniga Qaranka oo ay Dib u eegista iskood ah ku sameeyeen Guddiyada Difaaca & Amniga
1 May 2017 (Puntlandes) Guddiyada Difaaca, Arrimaha Gudaha iyo Amniga Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray warbixin iyo dib u eegista ay ku sameeyeen hab dhismeedka Amniga Qaranka ee ay ku heshiiyeen madaxda DFS iyo kuwa dawlad Goboleedyada, kaasoo qorshihiisu yahay in la horgeeyo shirka London.
Hoos ka akhriso
Puntlandes.com