Qaramadda-Midoobay iyo R/wasaare C/weli oo heshiis kala saxiixday maanta iyadoo uu daawanayo Madaxweyne Xasan Culusoow
Reysalwasaaraha DFS C/weli Sheekh oo metelaya Xukuumadda DFS ayaa heshiiska la saxiixday Qaramada-Midoobay, halka uu madaxweyne xasan Culusoow daawade ka ahaa heshiiskaas.
Dhacdadan ayaa waxay cadaynaysaa sida Qaramada-Midoobay iyo Beesha Caalamku dahabarka ugu jeediyeen Kooxda Dam Jadiid oo talada dalka in lala wadaago diiday.
Qaramada Midoobay ayaa heshiiska waxaa u saxiixay Wakiilka Qaramada-Midoobay ee Soomalaiya Nicholas Kay, Heshiiska ayaa wuxuu ku saabsanaa dhaqaaalo Soomaaliya la siinayo.