Daawo Sawirrada Madaxweyne Farmaajo oo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Addis Ababa
3 May 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Wafdiga Madaxweynaha Markii Halkaas ay gaareen si Qurux badan ayaaa loogu soo dhoweeyay, waxaana soo dhoweeyay wafdiga madaxweynaha Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo uu ka mid yahay R/wasaaraha Wadanka Itoobiya.