Daawo-Dhagayso barnaamij dhamaystiran oo ku saabsan Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli oo Kulan la qaatay Bulshada Gaalkacyo

6 May 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo  kulan muhiima kula yeeshay maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo,  Isimada, nabadoonada iyo waxgaradka gobolkaasi.

235-1a5

Maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, isimada, nabadoonada iyo waxgaradka kulanka ka hadlay ayaa sheegay in ay dawladda ugu mahad celinayaan mashaariicaha horumarineed ee guud ahaan gobolada Puntland ay Dawladdu ka wado gaar ahaana gobolka Mudug xaruntiisa degmada Gaalkacayo, waxayna sheegeen inay dawladda ku garab istaagi doonaan mashaaricaha horumarineed ee gobolka ka socda.

Puntlandes.com

About The Author