Daawo Video: Ciidamada Badda Shiinaha oo dawladda Puntland ku wareejiyey Burcad badeed Soomaali ah

6 May 2017 (Puntlandes) Ciidamada Badda ee dalka Shiinaha ayaa shalay dawladda Puntland ku wareejiyey saddex nin oo burcad badeed ah, kuwaasoo ay ka qabteen bishii hore badda iyagoo isku dayey inay afduubtaan Markab sitay calanka Lubnan oo marayay meel ku dhow xeebaha Soomaaliya.
235-1e5a
Saraakiisha Ciidamada Badda Shiinaha ayaa ku wareejiyay Agaasimaha Wasaaradda Dekedaha Puntland qoryo AK47 iyo rasaas.

Daawo muuqaal

Puntlandes.com

About The Author