Akhriso Madaxweynaha JFS oo guddi soo qiimeeya u saaray Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe
30 May 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Guddi Khubaro ah u saaray oo soo qiimeeya Xaaladaha ay ku suganyihiin, kiisaska ay ku eedeysanyihiin iyo tirada Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.
Halkaan Hoose ka Akhriso
Puntlandes.com