Daawo sawirrada Michael Keating oo Stockholm kulan kula yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi
15 June 2017 (Puntlandes) Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating oo booqasho ku marayey waqooyiga Yurub aayaa waxa uu caasimada dalka Sweden ee Stockholm kulan kula yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi.
Kulanka oo ahaa kala warqaadasho iyo xogwaraysi ayaa Amb Keating waxa uu Soomaalida Sweden uga mahadceliyey sida uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu Twitterka ku leeyahay, doorkii ay ka qaateen Abaartii dalka ka jirtay dhawaan intii aysan dain Roobka Gugu.
Daawo sawirrada