Daawo sawirrada wasiirka dastuurka DFS oo booqasho ku tagay Baarlamaanka Puntland

15 June 2017 (Puntlandes) Wasiirka Wasaarada Dastuurka DFS Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo booqasho ku jooga caasimada Puntland ee Garowe ayaa xarunta Baarlamaanka Puntland waxa uu kula kulmay Gudoonka Baarlamaanka iyo Gudiga joogtada ah ee Baarlamaanka.

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Wasiirka ayaa waxay ku heshiiyeen in Baarlamaanka Puntland iyo Wasaarada Dastuurka DFS ay kawada shaqeeyaan dhamaystirka Dastuurka Soomaaliya.

Daawo sawirrada
xoosh-puntland-barlaman-5

xoosh-puntland-barlaman-1

xoosh-puntland-barlaman-4

xoosh-puntland-barlaman-2

xoosh-puntland-barlaman-3
Puntlandes.com

About The Author