Daawo muuqal: Wasiirka arrimaha gudaha DFS oo bixiey waraysi uu xaaladda Dib u heshiisiin ee Somalia uga hadlay (Xasaasi)
15 June 2017 (Puntlandes) Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta DFS Cabdi Farax Siciid (Juxa) oo waraysi dheer siiyey VOA ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda Dib u heshiisiin ee Soomaaliya meesha ay joogta iyo marxaladihii ay soo martay.
Daawo muuqaalka oo aad u xiiso badan
Puntlandes.com