Daawo barnaamij ku saabsan kullanka Garowe ee dib u eegista Dastuurka Somalia oo suaalo lagu waydiiyey Wasiir Xoosh
18 June 2017 (Puntlandes) Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa waxaa ka dhacay kullanka dib u eegista Dastuurka Soomaaliya, kasoo su’aalo lagu waydiiyey Wasiirka dastuurka DFS Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo booqasho ku joogay halkaas.
Wasiir xoosh ayaa sheegay in aysan u jirin sida Puntland ku doodo oo aan waxba laga bedelin Dastuurka sanadkii 2012kii, marka laga reebo 4 qodob oo qalad qoraal ah laga saxay waa sida uu hadalka u dhigaye.
Daawo barnaamij ku saabsan kullanka Garowe ee dib u eegista Dastuurka Somalia oo suaalo lagu waydiiyey Wasiir Xoosh
Puntlandes.com