Madaxweyne Culusoow oo looga yeeray Ethiopia si loogu soo yeeriyo Qorashaha Beesha caalamka

Madaxweyne Culusoow oo looga yeeray Ethiopia si loogu soo yeeriyo Qorashaha Beesha caalamka wuxuuna u duulay maanta. Waxaa lagu wadaa sida ilo xog ogaalihi u soo dusiyeen Puntlandes  loo sheego inaan Beesha Caalamku aqbalayn in Kooxda Dam Jadiid ika maamulato Somalia waqtigaasna laga soo gudbay. Unna laba midkood sameeyo madaxweyne Culusoow kuwaas oo kala ah in uu iscailo ama meel iska seexdo ilaa iyo 2016 oo uu u daayo in raisul Wasaaraha DFS maamulo DFS.

Waxaa la saadaalinayaa in uusan si toos ah labadaba midkood u aqbalidoonin, isagoo wali isku dayidoona in uu meesha ka saaro raisul Wasaaraha DFS taasoo aan suurtogal ahayn. Wuu qaadan la’yahay Xasan in uu saas daaqada uga baxay aad bayna ugu adag tahay. Madaxweyne Culusoow ayaa  waxaa lagu xusuusan doonaa Qosakiisii faraha badnaa ee uu la yimid markii uu ku guulaystay madaxtinimada inkastoo waayadan dambe uu meesha ka baxay Qsalkaasi.

Puntlandes.com

About The Author