Mooshin ka dhan ah RW.DFS oo loo gudbiyay Baarlamaa

Baarlamaanka DFS ayaa la horgeeyey mooshin ka dhan ah ra’iisalwasaaraha Cabdiwali Sheekh Axmed oo la doonayo in kalsoonida lagala laabto.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in mooshinka lagu caddeeyey eedeymaha ka dhanka ah ra’iisalwasaaraha.

Mooshinkan ayaa waxaa dabada ka riixaya madaxweyne Culusoow uu khilaaf u dhexeeya  isaga iyo Ra’iisalwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.

116

Waa ra’iisalwasaarihii labaad ee laga keeno mooshin tan iyo markii la soo doortay madaxweyne Culusoow.

802

Ra’iisalwasaarihii ka horreeyey Cabdiweli ee Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayuu baarlamaanka shaqada ka eryey wax ka yar sanad ka hor, bishii December ee sanadkii tegay ee 2013-ka.

Puntlandes.com

About The Author