Daawo Video: “Somaliland dhulkay SSC doonaysaa Puntland dadkeey doonaysaa”

Daawo Ibraahim Axmed Muuse Gudoomiyaha Jaaliyadaha Khaatumo oo dhowaan soo gaadhay Boohoodle ayaa shir balaaran oo ka dhacay magaalada Buuhoodle wuxuu kula hadlay Bulshada, Isagoona yiri “Somaliland dhulkay SSC doonaysaa Puntland dadkeey doonaysaa”. Hadaladaani waxay ka mid yihiin waxyaalaha yaabka ah ee soo kordhay waayadan dambe……

Puntlandes.com

 

About The Author