Ka Akhriso Puntlandes.com Mooshinkii Raysul Wasaaraha laga keenay

Waxaa dood aad u wayn ka taagan tahay sharcinimada Mooshinkan uu gadaal ka riixayo madaxweyne Xasan Culusoow oo doonaya ninkii aan wuxuu rabo u yeelin in uu meesha ka saaro laakiin Gudoonka Baarlamaanka ayaa ku hawlan sidii ay meesha uga saarilahaayeen Mooshinka. Iyagoo ku dadaalaya in aysn kala qaybsamin DFS iyadoo qarka u saaran iminka.

Halkan hoose ka aqriso nuqulada mooshinka uu lagacta badan ku bixiyey Xasan Culusoow:

813

814

 

Puntlandes.com

About The Author