Dhagayso: Prof Galayr ”Arinta Puntland waa sii fogaatay, Dhalashaa la sheegaa..”

Prof Galayr ayaa maanta marti ku ah Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa ee idaacada VOA . Ayaa yiri ”Maalintii madaxweyne Gaas la doortay maantay kas ii fogtahay oo arinta Puntland waa sii fogaatay

Wariye Colaad ayaa waydiiyey su’aal Faderaaldiid ah una dhignayd sidatan ”Maamulkaaga waxaa carqalad ku ah faederaalka oo laba maamul oo midna sheegtay in ay go’een minda uu leeyahay federaalka ayaan ka mid ah marka Federaalku soow carqalad kuma ahan maamulakaaga”

Galayr oo sii hadlaya ayaa yiri ”Puntland waxay Khaatumo ku haysaa faragelin ba’an”

Dhagayste ayaa waydiiyey Galayr in uu aaminsan yahay 18 kii Gobol, hadii uu aqoonsan yahay 18kii Gobolna xagee ka soo gashaa Cayn iyo in uu taageersan yahay maamulka Culusoow kooxdiisu rabeen in ay u sameeyaan Gobolada dhexe, wuxuuna ku jawaabay Galayr in ay isku Qabiil yihiin dadka SSC halka uu aqoonsan yahay 18 kii Gobol uuna taageersan yahay maamulkaas.

Dhagaso Galayr


Puntlandes.com

About The Author