WAR-SAXAAFADEED:- Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga Hadlay Qodobo Muhiim Ah.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Nabadgelyada dalka, La xisaabtanka Hay’adaha Soo Saara Warbixinada, Raadkii ay abaaruhu ku reebeen Gobolada Puntland, Dagaalka ay Kooxda Al-shabaab ku Hayaan Lacagta Shilin Soomaaliga ah iyo Warbixino.

43B
43

43A
Puntlandes.com

About The Author