War deg dega: Kulumo sadexgeesood ah o oka socda Airporka Aden Ade

Muqdisho (Pes) Waxaa ka socda Airporka Aden Adde shirar aan loo kala kicin oo u dhexeeya Beesha Caalamka iyo madaxda DFS. Dhinaca Beesha caalamka waxaa ka socda Ergayga gaarka ee UN, Wakiilka midowga Yurub, safiirada USA, wadamada Yurub iyo Itoobiya dhinaca DFS waxaa markii hore wadahadalada qayb ka ahaa oo Airporka looga yeeray madaxweyne Xasan Culusoow iyo Gudoomiye Jawaari halka uu markii dambew ku soo biiray Raysul Wasaare Cabdiwali oo gadaal looga yeeray.

Beesha Caalamka ayaa danaynaysa in Somalia horey uga socoto Khilaafka ragaadiyey uuna Raysul Wsaaruhu u madax banaanaado hawlihiisa

 

Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author