Daawo Muuqaalo Isimada, Nabadoonada & Bulshada Degmada Cusub ee Dhudub oo soo dhaweeyey go’aanka Golaha Wasiirada Puntland

09 July 2017 (Puntlandes) Isimada, Nabadoonada, waxgaradka & Bulshada Degmada Cusub ee Dhudub oo ka mid ah afar degmo oo ay Golaha Wasiiradda dawladda Puntland meel mariyeey una gudbiyeen Baarlamaanka Puntland si ay u ansixiyaan.

54

Afarta degmo oo kusoo biiray degmooyinka Puntland ayaa kala ah Bursaalax, Dhudhn, Shaxda iyo Xumbays, iyadoo ay si isku mid ah usoo dhoweeyeen bulshooyinka ku nool degmooyinkaasi.

Isimada, Nabadoonada, waxgaradka & Bulshada Degmada Cusub ee Dhudub oo banaax bax ballaaran ku muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin in degmo loo magacaabo ayaa baarlamaanka Puntland u diray baaq ay kaga codsanayaan inay ansixiyaan afaarta degmo ee ay dhawaan dawladda Puntland magacawday.
Daawo soo dhawayn ballaaran oo ay sameeyeen Isimada, Nabadoonada & Bulshada Degmada Cusub ee Dhudub

Daawo Waxgaradka Degmada cusub ee Dhudhub oo u mahadceliey madaxweyne Dr Gaas iyo dawladiisa

Puntlandes.com

About The Author