Daawo Video: Bulshada Degmada Cusub ee Shaxda oo soo dhaweeyey go’aanka Golaha Wasiirada Puntland codsina u diaray Barlamanka
09 July 2017 (Puntlandes) Waxaa ka dhacay isu soo ballaaran oo lagu taageerayo Degmada Cusub ee Shaxda oo ka mid ah afar degmo oo ay Golaha Wasiiradda dawladda Puntland meel mariyeey una gudbiyeen Baarlamaanka Puntland si ay u ansixiyaan.
Bulshada Degmada Cusub ee Shaxda oo banaax bax ballaaran ku muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin in degmo loo magacaabo ayaa Baarlamaanka Puntland u diray baaq ay kaga codsanayaan inay ansixiyaan afarta degmo ee ay dhawaan dawladda Puntland magacawday.
Bulshada Degmada Cusub ee Shaxda oo soo dhaweeyey go’aanka Golaha Wasiirada Puntland codsina u diaray Barlamanka
Puntlandes.com