Dhagayso: Xisbiyada Kulmiye & Waddani oo loo Digay

11 July 2017 (Puntlandes) Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa digniin u jeediyey Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, iyaga oo ku eedeeyey in Xisbiyadaasi ay sameeyeen Olole aan sharci ahayn, xilli lagu jiro kaadh qaybinta.
72
Guddida Anshaxa ee hoostaga Guddida Doorashada Somaliland ayaa xisbiyadan digniin u jeediyey iyaga oo sheegay inay tallaabo qaadi doonaan haddii amarkooda loo hoggaansami waayo.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author