Akhriso: Madaxweyne Xasan oo ka noqday go’aankii uu ku taageerayey Shariif Xasan Cadaadis ka dib

834

Madaxweyne Xasan Culusoow ayaa hore u taagersanaa afduubka shirka Baydhabo uu u afduubnaa Shariif Xasan cadaadis xoog leh oo kaga yimid Beesha Caalamka oo taageertay Go’aankii Raysul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha ayaa lagu qasbay in uu ka noqdo taageeradii uu u hayey  Shariif Xasan Cadaadis

Dhowaan ayey ahayd markii la ansixiyay dastuurka uu yeelanayo maamulkaas iyo in ay caasimad u noqoto maamulkaas Magaalada Baraawe oo uu qorshaynaya Xil Shariif Xasan in uu halkaa ka dhigto Gabaad isagoo ka cararayey Baydhabo. Waxaana shalay  la magacaabay Gudiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed.

War saxaafadeed wada jir uga soo baxday Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha, waxay si wada jir ah u go’aamiyeen in shirka ka socda Baydhabo la joojiyo.

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa horay isugu afgartay in shirka la hakiyo, balse Madaxweynaha ayaa dhankiisa diidanaan fikirkaas, inkastoo haatan la qasbay in uu ogolaado.

Halkan hoose ka aqriso go’aanka wada jirka ee Madaxda DFS

832

833

 

Puntlandes.com

About The Author