Daawo sawirradda Shirka Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo Kismaayo ka furmay

13 July 2017 (Puntlandes) Shirka Golaha wasiiradda DFS ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, kaasi oo noqonaya shirkii ugu horeeyay ee Xukuumadda Soomaaliya ay ku yeeshaan meel ka baxsan xaruntooda Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa shir guddoominaya Raysul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre.

Shirka kadib waxay Wasaaradaha DFS ay la kulmi doonaan dhigooda Wasaaradaha Jubbaland, waxaana kulamadaasi loogu yeeray kulamo isdhexgal oo horseed u noqonaya ka wada shaqaynta hormarka dalka.

Daawo sawirada

IMG_20170713_110442

IMG_20170713_110505

IMG_20170713_110426

IMG_20170713_110423

IMG_20170713_110428

IMG_20170713_110431

IMG_20170713_110428
IMG_20170713_110446

IMG_20170713_110449
IMG_20170713_110359

IMG_20170713_110531

IMG_20170713_110402

IMG_20170713_110355

IMG_20170713_110453
Puntlandes.com

About The Author