Daawo Video: Shir Muqdisho ka dhacay oo Hehiiskii Cali Khaliif Galayr & Somaliland waxba kama Jiraan lagu tilmaamay
13 July 2017 (Puntlandes) Magaalada Muqdisho ayaa shalay waxa kuy soo gabo gaboobay shir ay ku lahaayeen inta badan Isimida degaanada SSC, Siyaasiyiin, Xilibaanada DFS ee kasoo jeeda SSC iyo madax ka tirsan maamulkii Cali Khaliif Galayr madaxweynaha ka ahaa ee Khaatumo, waxayna si xoogan uga hor yimaadeen heshiiskii Galayr uu ugu biiray Somaliland.
Shir jaraa’id oo ay ku qabteen maagaalada Muqdisho Odayaasha Dhaqanka, Xilibaanada DFS, & Aqoonyahanada Kasoojeeda deegaanada SSC ayaa waxay gabi ahaanba qaadaceen heshiiskii Galayr, iyagoo Sheegay in uus matalin Cali Khaliif.
Daawo shirkii jaraa’id
Puntlandes.com