Sawiro: Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo ka qaybgalay aaskii Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo maanta lagu aasay magalada Galdogob

 

Gaalkacyo(Pes) Waxaa maanta,10 nov 2014, magalada Galdogob ee Gobalka Mudug lagu aasay allaha Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo maalinkii shalay ku geeriyooday degmadaasi.

Aaska Murxuumka waxaa ka qayb galay Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo ah isinka ugu tunka wayn Gobolka Mudug, Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas, Isimo, culimo iyo dadwayne kale oo aad u faro badan.

Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise ayaa tacsi u diray Beeshi uu ka baxay Ugaasku, qoyskiisii iyo dhamaan dadka reer Puntland meelkasta oo ay joogaan. Amiirka ayaa Allah uga baryey Marmuumka in uu janadiisa ka waraabiyo  Amiin Amiin

835

 

847

 

836

837

838

840

About The Author