Daawo Video: Mulkiilaha Horncable Tv oo ka hadlaya Awooda saxaafada
Milkiilaha Telefishinka Caalamiga ee Horncable Tv Farxaan Xaaji Cali ayaa ka hadlay awooda saxaafada iyo in aan qori iyo hanjabaad lagu caburin karin.
Tani waxay ka tarjumaysaa madaxweynaha dawladala Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo kooxdiisa Isbaaroolayda ah oo caadaystay caburunta saxaafada Xorta ah.
daawo Videoga
Puntlandes.com