Xildhibaan Dalxa oo isku day dil ka bad baaday

Muqdisho(Pes)  Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka bad baaday isku day dil oo lagu damac sanaa in lagu dilo.

846

Weerarkan ayaa Xildhibaanka waxaa ku soo qaaday qaadeen dabley hubaysan kuwaasoo dhaawac soo gaarsiiyay labo ka mid ah ilaaladda xildhibaan Dalxa.

Xildhibaan Dalxa ayaa Xalay mar uu la hadlayay Idaacadaha wuxuu sheegey in Mooshinka ka dhanka ah Raysal wasaaraha uu yahay sharci daro laga soo maloogay Villa Soomaaliya laakiin isaga iyo koox xildhibaano ah ay hada wadaan mooshin ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheikh.

Puntlandes.com

About The Author