Dhagayso – waysiyo: Buuqa iyo Sawaxanka maanta ka dhacday Hoolka Baarlamanka

Muqdishu (Pes): Kulankii maanta Guddoonka Baarlamanka DFS uu ku doonayay inuu Xildhibaanada ugu qaybiyo Mooshinka ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa Fashil ku dhamaaday,ka dib markii si xoog ah looga hor istaagay in uu furmo Fadhigu.
Xildhibaanada kaso horjeeda Mooshinka ayaa hor istaagay in uu kulanku furmo.

Dahagayso waraysiyo kala duwan oo ay idaacada BBC qaaday

Puntlandes.com

About The Author