Dhagayso: Juriile ”Wax lagu duminayo qaranka ayaa meesha ka socda”

Muqdisho (Pes) Idaacada Afsomaliga ku baxda ee BBC da ayaa waraysatay Xildhibaan Cabdirisaaq Cismaan Juriile iyadaa makii hore waydiisan waxa ay ka cabanayaan wuxuuna ku jawaabay ”Mooshinkan sharciga ma waafaqsana, waxaa lagu duminayaa xukuumada,…. Beesha Caalamkuu waa ka soo horjeedaa…anagu waxaan diidanahay in wax aan shaci ahayn Baarlamaanka la keeno,  Xukuumadaa sidaas ku bur-burtay oo ilaa 26 kii aan fariisan.. taas ayaa”

850

Juriile oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri ” waxay ka arintu ka go’daa maxadweynaha waxaan ka codsanay shalay in uu sharciga dhawro madaxweynuhu”

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author