Dhagayso-Daawo Video: Biyaha Badda oo ku soo Fatahay demada Caluula ee Gobolka Gardefuu
24 July 2017 (Puntlandes) Magaalada Caluula ee xarunta gobolka Gardefuu ee Puntland ayaa biyihii badda ay ku fataheen, iyadoo ay qasaare xoogan ay kasoo gaartay magaalada.
Guddoomiyaha degmada Caluula, Cali-Shire Maxamuud Cismaan oo VOA waraysi siyey ayaa sheegay in biyaha ay qaadeen ka badan 100 guri iyo goobo ganacsi.
Daawo muuqaal
Dhagayso waraysig VOA ay la yeelatay Guddoomiyaha degmada Caluula
Puntlandes.com