Daawo sawirrada Shirkii Isimada Puntland oo Maanta Garowe ka Furmay

25 July 2017 (Puntlandes) Shirka Isimada Puntland ayaa maanta ka Furmay caasimadda Puntland ee Garowe.

Shirka ayaa waxaa furay madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxaed Cali Gaas , isagoo khudbad ka jeediyey.

Shirka ayaa wuxuu ku saabsan yahay sidii loo xalin lahaa Tabashada beesha Tanade Daarood.

Madaxda iyo marti sharafta kasoo qayb galay furitaanka shirka ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Kuxigeenka Puntland Ing Cabdixakiim C. Cumar Camay, xubno ka tirsan Baarlamaanka DFS.

Shirka Isimada Puntland ayaa  waxaa ka qayb galaya in ka badan 40 Isin iyo wakiilo Isimada maqan.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes
1

2

2a

3

4

5

5a

5b

5e

6

6a
Puntlandes.com

About The Author