Barlamaanka dowladda Puntland oo ansixiyey heshiiskii Puntland & DP-World

27 July 2017 (Puntlandes) Barlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyay heshiiskii dekeda Bosaso ee xukuumada Puntland lasoo gashay shirkada DP-World, kaasoo lagu balaarinayo Dekedda Bosaso.
7-4

Ku simaha wasiirka dekeddaha Puntland  Saciid Maxamed Raage ayaa Barlamaanka ka hor akhriyay warbixin ka hadlaysay heshiiska dekadda Bosaso.

Kulanka oo ay soo xaadirtay 46 Xildhibaan, ayaa waxaa u cideeyey oo andixiyey heshiiska 46 xildhibaan, iyadoi ay dhamaan u codeeyeen.

Puntlandes.com

About The Author