Dhagayso: Mareykanka oo ka Hadlay Howlgal ka Dhacay Gaalkacyo oo lagu qabtay Sargaal Alshabaab ah

From left: US Defense Secretary Robert Gates, Vice Chairman of the Joint Chiefs of Staff General James Cartwright, outgoing Africa Command commander General William Ward, and incoming Africa Command commander General Carter Ham take part in the AFRICOM change of command ceremony at the Stadthalle City Hall in Sindelfingen. AFP PHOTO/POOL/Mandel NGAN

27 July 2017 (Puntlandes) Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in howl-gal wada jir ah oo ay sameeyeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Soomaali ah lagu soo qabtay Sargaal ka tirsan kooxda alshabaab, kaas oo ay AFRICOM ku sheegeen in uu ahaa fududeeye Shabaabka u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada.

From left: US Defense Secretary Robert Gates, Vice Chairman of the Joint Chiefs of Staff General James Cartwright, outgoing Africa Command commander General William Ward, and incoming Africa Command commander General Carter Ham take part in the AFRICOM change of command ceremony at the Stadthalle City Hall in Sindelfingen. AFP PHOTO/POOL/Mandel NGAN
From left: US Defense Secretary Robert Gates, Vice Chairman of the Joint Chiefs of Staff General James Cartwright, outgoing Africa Command commander General William Ward, and incoming Africa Command commander General Carter Ham take part in the AFRICOM change of command ceremony at the Stadthalle City Hall in Sindelfingen. AFP PHOTO/POOL/Mandel NGAN

Sargaalkala xirey oo lagu magacaabo C/risaaq Xuseen Tahliil, ayaa laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo, waxana uu hore u deganaa dalkan Mareykanka. Jamaal Axmed Cisman, ayaa warbixintan isugu keen soo duba ridey.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author