Dhagayso-Faaqidaada VOA: Xil. Ibbi oo sheegay in lacagta DFS Miisaaniyadda ugu dartay inay tahay ha la is dilo (XASAASI)

28 July 2017 (Puntlandes) Barnaamijka faaqidaadda ee toddobaad kasta ka baxa idaacadda VOA ayaa waxa uu ku saabsan yahay muranka ay ka keeneen qaar ka mid ah Xildhibaanada DFS miisaaniyadda dowladda federaalka ee la xiriirta lacag uu Bangiga Aduunku bixinayo oo loo qoondeeyey dawlad Goboleedyada, iyadoo ay Xildhibaanadu diidan yihiin wax yar oo Puntlandku qoran.

20c3

Xildhibaan Ibbi ayaa sheegay in lacagta DFS Miisaaniyadda ugu dartay dawlad Goboleedyada inay tahay ha la is dilo iyo in dalka dib loogu celinayo dagaaladii sokeeye, YAAB goormay Soomaalidu u dhaqmaysaa dawladnimo.

Dhagayso Faaqidaada VOA oo aad u xiiso badan


Puntlandes.com

About The Author