Video: Jawaari oou hanjabay Xildhibaanadii difaacayey sharciga

Afhayeenka baarlamaanka DFS Jawaari ayaa xalay oo Talaada ahayd ka hadley buuqii iyo jaahwareerkii shalay oo Talaada ahayd hareeyey fadhigii Baarlamaanka, Jawaari ayaa sheegay in shacabku ku kalsoonaado baarlamaanka oo uu yahay mid dimoqraadi ah wixii dhacayna ay dunida kaleba ka dhacaan, xeer hoosaad ayuu leeyahay isaga ayaana lagu qaadi qofkii qalad geystey, waxa uu ku tilmaamey Xildhibaanadii diidey in mooshinka la qaybiyo kuwo qiiroodey.

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author