Daawo Video: Madaxweyne Farmaajo oo Toos Shacabka Ugala Hadlay TV Ga Qaranka kana hadlay arimo badan
09 Aug 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta. isagoo bixiyay wareysigii u horeeyay oo toos ah oo uu siiyo Telefishinka Qaranka, tan iyo markii uu xilka ku guuleystay.
Waxaa uu sheegay in markii labaad ay tahay oo uu Xarunta Wasaaradda Warfaafinta uu soo booqdo, isagoo xusay in sanadkii 2011 uu yimid, xilli uu ahaa Ra’iisul Wasaare, xilligaas la howl geliyay Telefishinka Qaranka.
Daawo Farmaajo
Puntlandes.com