Jaaliyada Puntland ee dalka Malaysia oo ka tacsiyeynaysa Geerida Ugaas axmed Ugaax maxamed

862

Dhamaan jaaliayada Puntland ee dalka Malaysia waxay  ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid allaha unaxariistee Ugaaas Axmed Ugaas Maxamed (Geesood) oo ku geeriyooday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug .

Jaaliyadu waxay si gaar ah  tacsi tiiranyo leh uga diraysaa qaraabadii ,ehelkii iyo dhamaan umada reer Puntland iyo soomaaliyeed uu ka geeriyooday Ugaaas Axmed Ugaas Maxamed.

Waxayna allaha uga baryayaan in ilaahay unaxariisto janatul firdawsa ka waraabiyo inta ehelada ah iyo umada soomaliyeed uu ka geeriyooday samir iyo iimaan  kasiiyo .

Tacsi waxaa diraya dadka kala ah :

1. Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil .

2. C/fitaax siciid caynab (diplomacy).

3/ Dr C/caziiz bandiirad.

4/Faysal gumbe(waxgarad)

5/ Nabadoon Maxamed siciid.

6/Eng c/Khaalaq jaamac magan.

7/ Nabadoon maxamed siciid .

8/ C/kariim cisman ciise (gudoomiyihii hore).

9/C/fitaax maxamed cabdulle .

10/ Mahad c/salaan .

Gudoomiye jaaliyada puntland ee dalka Malaysiya: maxamud c/risaaq cali (Geyre).

Axmed maxamed samatar .

About The Author