Daawo sawirrada Beer ku taala Deeganka Fardacune ee Roox G Mudug

12 Aug 2017 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed usoo gudbinaysa sawirrada Beer ku taala Fardacune ee Deeganka Roox  oo ka tirsan Gobolka Mudug. Una dhaxaysa Deegaanka Bacaadwayn iyo Gaalkacyo.

Dhulkaan lama Beeran jirin mana lahayn wax soosaar ama Beero 16 sano ama ugu badnaan 20 sano ka hor iyadoo ay Soomaalidu u taqaanay meel lama degaan ah ama dhagxaan ah oo aan wax laga Beeran karin.

Dhulkan waxaa Beertan ka sameeyey sanadku markuu ahaa 2001 dii, mudane Garaad Gaas Dhunkaal oo ah shaqsi aad u firfircoon jecelna inuu dalkiisa aamino ayna ummadda Soomaaiyeed uga daydaan shaqada wacan ee uu qabtay oo ay aaminaan dalkooda kana shaqaystaan.
Daawo sawirrada
1

2

3

4

5

6

7

8

9

11

10

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24
Puntlandes.com

About The Author