Daawo Video: Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalind oo xilka laga qaadayo

Hargaysa (Pes): Waxaa magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland si xoog leh iga socda Mooshin loo diyaariyey in xilka looga qaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalind Cirro.

Halkan ka daawo Gudoomiye Cirro oo ka hadlaya Qorshaha Xukuumada Somaliland

Halkan ka daawo Mas’uuliyiin ka tirsan Xisiga wadani oo ka hadlaya qorshaha Xukuumada

Halkan ka dhagayso Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Somaliland oo cadeeyey Mooshinka Xilka looga qaadayo Gud. Cirro

Puntlabdes.com

About The Author