Daawo Vidieo: Qudbadii Madaxweyne Xasan Culusoow

Madaxweynha DFS, Xasan Culusoow ayaa khudbad dheer oo uu jeediyay xalay aan kaga hadlin habayaraatee wax la fahmi karo o oka turjumaya xaalada wadanku sugan yahay oo uu isagu abuuray.

Taas bedelkeeda waxuu ka hadlay in uu dhisayo Ciidamo midaysan oo Somali oo dhan ka kooban iyo…….

Madaxweynuhu ma soo hadalqaadin Qaybsanaanta uu Baarlamaanku u wqaybsamay labada qaybood, ma ka hadlin dawlada uu bur burínayo……

DAAWO KHUDBADDII MADAXWEYNE XASAN JEEDIYAY

Puntlandes.com

About The Author