Warsaxaafadeed dawladda Fadaralka oo sheegtay inay tixgelinayso go’aankii ay Barlamanka Hirshabelle xilka uga qaadeen madaxweynihii hore

20 Aug 2017 (Puntlandes) Dawladda Fadaralka Soomaaliya oo Warsaxaafadeed kasoo saartay xilka qaadistii madaxweynihii hore Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegtay inay tixgelinayso go’aankii ay Baarlamanka Hirshabelle xilka uga qaadeen madaxweynihii hore 14kii Aug. 2017.

DFS ayaa ugu baaqday Baarlamaanka maamulka Hirdhabelle inay madaxweyne kusoo doortaan madaxweyne cusub mudo 30 cisho ah oo ka bilaabanaysa 14kii bishab.

Akhiro warsaxaafadeedka uu soo saaray wasiirka Arimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Cabdi Farax Siciud (Juxa)

IMG-20170820-WA0000

Puntlandes.com

About The Author