Aqalka sare oo ansixiyay sharciga isgaarsiinta ee DFS

21 Aug 2017 (Puntlandes) Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga isgaarsiinta dalka oo dhowaan Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada hor geysay golahaas ka dib markuu uu ka soo gudbay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka.

27b

 Sharcigan ayaa ah mid aan lagala tashan dawlad Goboleedyada Soomaaliya  fadhiga joogeen, waxaana si cad u sheegay inaysan ku shaqayn doonoin dawlad Goboleedyada kala ah Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed.

Fadhiga Aqalka Sare ayaa soo xaadirtay 40 munade waxaana ansixiyey 39 mudane.

Puntlandes.com

About The Author