Daawo Video: Ceerigaabo iyo Burco ay ka dhaceen Mudahaadyo

Waxaa maanta ka dhacay Ceerigaabo iyo Burco Mudahaadyo looga soo horjeedo in Kursiga gudoomiyanimada laga xayuubiyo Gudoomiyaha Baarmaanka Somalilan Cabdiraxmaan Cirro. Magaalada Burco waxaa maanta gilgilay mudaharaad aad u xoog badnaa oo lagu diidanaa Mooshinka laga keenayey Gudoomiye Cirro iyadoo halkaas ay ku dhaawacmeen inta loo Xaqiijiyey Puntlandes.com 4 qofood halka dhimashadu ay tahay 1 qof oo ahaa gabar ku ganacsanaysay Dukaan. Allah waxaan uga baryeyna in uu u naxariisto inta dhaawacana uu caafiyo. Waxaan ka codsanaynaa cid kasta oo ay qusayso in ay ka shaqeeyaan nabada ayna xakameeyaan arintan taagan.

Halkan ka daawo mudaharaadkii Burco

Halkan ka daawo mudaharaadkii caarigaabo

Puntlandes.com

About The Author