Daawo Muuqaalo: Kooxdii Galayr oo banaanka keentay Qorshihii u qarsonaa & Somaliland oo u hanjabtay DFS, Puntland & Shacabka SSC
27 Aug 2017 (Puntlandes) Kooxdii uu garwadeenka u ahaa Cali Khaliif Galayr ayaa waxay qarisaba maanta banaanka keentay Qorshihii u qarsonaa ee ay ku dibindaabyeysay shacabka gobolada Sool, Sanaag iyo cayn.
Kayse oo ku hadlayey magaca kooxda Galayr ayaa sheegay in qorshahoodu ahaa sidii loo adkayn lahaa Somaliland oo loo hagaajin lahaa.
Daawo kooxda Galayr Somaliland ayaan dhisaynay
Dhanka kale Somaliland ayaa maanta soo saartay 10 Qodob oo ay kula dagaalamayso ama ku wajahan Dowlada Fadaraalka Soomaaliya, Dawladda Puntland iyo shacabka SSC, kuwaasoo ay kula socdaa kooxda Galayr hogaamiyo.
Daawo Somaliland oo soo saartay 10 Qodob
Puntlandes.com