Dhagayso: Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay shaqaaqadii maantay dhacday

Harhayso(Pes): Madaxweynaha Somaliland Amed maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka hadlay Shaqaaqadii ka dhacday maanta Magaalooyin Somaliland ee Hargaysa, Burco iyo Ceergaabo, iyadoo ay jirto dhimsho iyo dhaawac. Wuxuu sheegay madaxweyne Siilaanyo in uu aad uga xun yahay wixii maanta dhacay laakiin uma dulqaadanayno wixii sharciga ka gudba.

Mar uu ka hadlayey Xildhimaano la xiray wuxuu sheegay in aysan sharciga ka sarayn Xildhibaanadu. Isagoo ka hadlaya Mooshinka xil ka xayuubinta Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland wuxuu yiri hawshaas waxay u taalaa Golaha

Halkan ka dhagayso madaxweyne Siilaanyo

 

Puntlandes.com

About The Author