Dhagayso: Wararkii ugu dambeeyey Fadhigii Fashilmay ee Baarlamaanka DFS

Muqdshish(Pes): Waxaa si Soomaalinimo ah maanta ay u hor istaageen Xildhibaanada sharciga u hiilinaya Mooshinkii Sharcidarada ahaa ee la doonayey in lagi mijaxaabiyo dawlada somalia. BBC ayaa soo daysay Xildhibaanka caanka ah Xil Xoosh Jabriil oo ku doodaya waa in uu Gudoomiye Jawaari iscasilaa maxaa yeelay wuxuu ku guuldaraystay in uu Mooshinkii madaxweyne Xasan Culusoow meelmariyo ”waa markii labaad ee uu ku guuldaraysto Gudoomiye Jawaar, marka waa in uu iscasilaa” ayuu yir Xil Xoosh

Waxaa isna BBC du wax ka waydiisay xaalka Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo yiri ”wax xaq ah eyey ahyd maxaa yeelay wax xaaraan ah ayaa la keenay Baarlamaanka waxaan u diidnay wuxuu ahaa Sharcidaro Mooshinku, waxaana laga keenay Madaxtooyo”

Waxaa cajiib ahayd maanta in lagu hor istaagay heestii Soomaaliyeey Toosoo”

Dhagayso waraysiyada iyo wararkii u dambeeyey

Puntlandes.com

About The Author