Daawo Video Cali C/laahi Cosoble oo loo Dooraty Madaxweyaha Maamulka Hiiraanland

2 Sep 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa maanta magaalada Beledweyne waxaa ay qaar kamid ah maamulka gobolka Hiiraan iyo oday dhaqameedyo ay ugu doorteen inuu yahay Madaxweynaha Maamul la magac baxay Hiiraanland.
20a5
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim ayaa kulan lagu qabtay Beledweyne ka sheegay in xildhibaanada Hirshabelle ay burburiyeen nidaamkii hore loogu heshiiyay iyo dastuurkii Hirshabelle.

Sidoo kale guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cumar Baadiyow ayaa ku eedeeyay DFS inay ku xadgudubtay dastuurka dalk u yaal, sidaa darted ay Cali Cabdulaahi Cosoble u doorteen inuu yahay Madaxweynaha Hiiranland.

Daawo muuqaal

Puntlandes.com

About The Author