Dhagayso Qaar ka mid ah Nabadoonada & Waxgaradka Gobolka Mudug oo baaq nabadeed ka diray Shaqaaqadii xalay lagu dilay 3 qof deegaanka Cagaare.
2 Sep 2017 (Puntlandes) Qaar ka mid ah Nabadoonada & Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed ka diray Shaqaaqadii xalay lagu dilay 3 qof laguna dhaawacay 1 qof deegaanka Cagaare.
Xalay ayaa dabley hubaysan waxay ku dileen meesha lagu magacaabo Gumbur oo dhow deegaanka Caris oo ka tirsan deegaanka Cagaare 3 nin haölka lagu dhaawacay nin kale dhamaan 4ta nin ayaa kasoo jeeda Gobolka Mudug.
Nabadoonada ayaa ugu baqay dhinacyada in la is xakameeyo arinta gacanta lagu qabto aysana wax dambe ama aargoosina uusan dhicin, waxayna si gaar ah ula hadleen Beesha ay kasoo jeedaan 4tii ahaa 3 dhimasho iyo 1.
Dhagayso Baaqa
Puntlandes.com