Daawo Barnaamij XASAASI ah: Senator Axmed Xaashi oo ka hadlay dhiibidii Qabli-Dhagax “Waa lala xisaabtamayaa Cidii ka dambaysay”

3 Sept 2017 (Puntlandes) Senator Axmed Xaashi oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka JFS ayaa si adag uga hadlay dhiibidii ay dawaladda Fadaraalka Soomaaliya C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax  u dhiibtay dawladda Itoobiya.

28a8a1

Senatorka ayaa yiri “wax la aqbali karo maaha dawladda ayaa nin Soomaali ah dawlad kale u dhiibtay in laga hadlo wax loo fadhiyey ma ahayn.. Garoonka Xamar ayaa laga qaaday nin Soomaali ah oo gardaduuban oo dal kale ayaa lagu wareejiyey arin maanta ay Soomaliyi u fadhiday ma ahayn”

Senatorka  ayaa ku sii daray in lala xisaabtami doono cidii ka dambaysay wuxuuna yiri “Waa lala xisaabtamayaa Cidii ka dambaysay”

Daawo Barnaamij XASAASI ah: Senator Axmed Xaashi oo ka hadlay dhiibidii Qabli-Dhagax “Waa lala xisaabtamayaa Cidii ka dambaysay”

Puntlandes.com

About The Author